Digreeto: Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

Xeer Madaxweyne Lr.16, February 14,  2016, kuna saabsan Magcaabid Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Puntland

MADAXWEYNAHA DAWLADDA PUNTLAND.

Markuu arkay:                       Dastuurka Puntland;

Markuu tixgeliyey:                 Aqoontoontiisa  iyo waaya aragnimadiisa shaqo.

Wuxuu xeeriyey:

  1. Waxaa Sayid-Cumar Aadan Guuleed loo magcaabay Wasiiru Dawlaha Caafimaadka Dawladda Puntland.

—DHAMAAD—

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYIGELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

 IMG_0896