Dagaal xooggan ayaa saaka ka socda hareeraha magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.
Dagaalkaas oo u dhexeeya Ciidamada Somaliland iyo xoogagga Daraawiishta SSC ayaa galay maalintii sideedaad oo xiriir ah.
Ciidamada degaanka ayaa sida wararku sheegayaan saaka magaalada ka difaacay weerar culus oo Ciidamada Somaliland soo qaadeen.
Dhamman dadaalladii Nabad-raadinta aya sidoo kale fashilmay kadib markii Taliska Muuse Biixi diiday in uu Ciidankiisa ka dul qaado Laascaanood.
PUNTLAND POST