
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo kamid ah hoggaanka Ahlusunna ayaa saaka khudbad u jeediyay ciidamo ka tirsan Xoogaga Ahlusunna.
Sheekh Shaakir oo ciidamada kula hadlay magaalada Guriceel ayaa ku boorriyay in ay u diyaar-garoobaan dagaal ka dhan ah Al-shabaab.
Wadaadka ayaa wacad ku maray in ay Al-shabaab ka saari doonaan dhulka ay kaga sugan yihiin Gobollada dhexe ee Soomaaliya gaar ahaanna Gobolka Galgaduud.
Halkaan ka daawo khudbadda oo dhan
PUNTLAND POST