Shirka Golaha Wasiirada dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey madaxweyne Ku-xigeenka, ahna Ku-simaha madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Dejinta Istaraatijiyadda Wasaaradaha (2020-2023), Baahinta Federaalaynta iyo Dimuquraadiyadda, Gurmadka Gobolka Gardafuu, xaaladda Wadooyinkii Roobabku saameeyeen iyo diyaar garowga Shirka Jihaynta Siyaasadda Xukuumadda oo la qabanayo Bisha 3-aad ee sanadka 2020.
Halkaan ka daawo faahfaahinta
PUNTLAND POST