Waxaa maanta oo Sabti ah la shaaciyey magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada cusub ee maamulka Galmudug .
Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacyada 44 Odey dhaqameed u gudbisay Gudiga farsamada maamul dhisida Galmudug.
Odayaashan ayaa maanta lagu wadaa in la xareeyo, si ay u bilaabaan soo xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug oo tiradoodu gaareyso 89 Mudane.
Hoos ka akhriso magacyada odayaasha soo xulaya xildhibaanada cusub ee Galmudug

PUNTLAND POST