Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland oo markii lixaad dib u dhacay

Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland ayaa markii lixaad dib u dhacday sida uu goor dhoweyd shaaciyay guddida doorashooyinka Somaliland.

Guddoomiyaha guddida doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa ku dhawaaqay in farsamo ahaan iyo sharci ahaanba midna aysan u qabsoomi karayn doorashooyinka Baarlamanka iyo Golayaasha Degaanka Somaliland.

Hoos ka daawo shirkooda jaraa’id

PUNTLAND POST