PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Video article Cabdiraxman Cabdishakuur oo sheegay in Al-shabaab ku milantay hay’adaha dowladda Soomaaliya

Share

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa sheegay in Alshabaab ay ku milmeen hay’adaha Amniga iyo Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan hoose ka daawo hadalkiisa

PUNTLAND POST