Iskaashiga Wasaaradaha Maaliyada ee xubnaha ka ah Dowladda Federalka Soomaaliya waxay si cad uga hor-imaanayaan Xeerka Cashuuraha Dalka ee Wasiirka Maaliyadda DFS uu horgeeyey Golaha Baarlaamaanka Federalka Soomaaliya.
Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka

PUNTLAND POST