PUNTLAND POSTPuntland Post
Warka

Madaxweynaha Hirshabelle oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Share

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa goordhow ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.

Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay 20 Wasiir, 20 Wasiir ku Xigeen iyo 7 Wasiiru Dowlayaaal ah oo u badan Wasiiro Cusub.

Baarlamaanka Hirshabelle ayaa lagu Wadaa in loo gudbiyo oo ay ansixiyaan wasiiradaasi .

La soco Magacyada Wasiirada La Magacaabay

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

 

Leave a Reply