Bosaso-[Puntland Post]-Wasiirka Wasaaradda amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf Dawlad;ayaa ka hadlay Weerarkii khasaaraha geystay ee Kooxda Shabaab ay todobaadkan ku qaadeen xili habeen ah ciidamo ku sugnaa Kaantaroolka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Wuxuu intaas ku daray in dawladu ay wado baaritaan ku saabsan sida ay wax u dhaceen, isla markaana ay soo bandhigayaan natiijada hawlgalka ay xiligan dawladu wado.
Wasiir amniga Puntland waxa uu tilamamy in loo bahan yahay in shacabku ay dawlada la shaqeeyan si buu yiri looga hortago waxkasata oo cadaw ku ah Puntland.
Cabdiqani BoosÂ
Puntland Post -Bosaso