DFS oo sheegtay in horjoogayaal iyo askar ka tirsan Al-shabaab ay isku soo dhiibeen

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Boqolaal Askar iyo horjoogayaal ah oo ka tirsanaa kooxaha Argagixisada ay todobaadyadii u dambeeyey isku dhiibeen DFS.