Guddigii Nabadaynta oo Saax-maygaag iyo Senge-jebiye u aqoonsaday Gobolka Sool

Guddi loo xil saaray Nabadaynta beelihii ku diriray Saax-maygaag iyo Sange-jebiye ayaa maanta soo saaray go’aanno ku saabsan xallinta muranka labada dhinac.

Guddiga oo warbaahinta kula hadlay Garoowe ayaa go’aamiyay in tuulooyinka Saax-maygaag iyo Senge-jebiye ay ka tirsan yihiin Gobolka Sool.

Guddiga ayaa sidoo kale go’aamiyay in tuulada Senge-jebiye ay sideedii u dhisnaato islamarkaana laga guuro Saax-maygaag oo keliya.

Halkaan ka daawo Muuqaalka

PUNTLAND POST