Puntland iyo Jubaland oo shaaciyay guddigii doorashada Federaalka

Puntland iyo Jubaland ayaa shaaciyay xubnaha Guddiga Doorashada Federaalka ee heer Puntland iyo Jubbaland.

Puntland ayaa shaacisay liiska 8-da xubnood ee Guddiga Doorashada Federaalka ee heer Dowlad Goboleed, kuwaas oo kala ah:-

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Sidoo kale Jubalad ayaa sii daysay liiska xubnaha Guddiga maamulka doorashooyinka Qaranka ee heer Dowlad Goboleed, kuwaas oo kala ah:-

1. Siyaad Maxamed Mursal
2. Axmed Maxamed Cumar
3. Axmed Cabdi Nuur
4. Samsam Faarax Abuukar
5. Maxamed Cismaan Gaab
6. Ibaraahin Aadan Ibraahim
7. Axmed Yuusuf Maxmed
8. Abuukar Nuur Cabdi.

Puntland iyo Jubaland ayaa muddo haystay Guddigan, waxayna ku siidaayeen damaanad qaad ay siisay Beesha Caalamka.

PUNTLAND POST