Somaliland ayaa Beesha Caalamka ku wargelisay inay wax shaqo ah ku lahayn heshiiskii doorashooyinka ee dhawaan lagu gaaray Muqdisho.
War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibada Somaliland ayaa lagu sheegay in Somaliland tahay dal shacabkiisu doorasho qof iyo cod ah ku daartaan cidda ku matalaysa golayaashii kala duwan ee dowladda, sidaas darteed uusan qusayn heshiiska doorashooyinka ee Muqdisho.
Heshiiskii Muqdisho waxaa ku jiray qodobo
ka hadlayay sida loo dooranayo xubno labada aqal ee baarlamaanka ku matala Somaliland.
PUNTLAND POST
You must be logged in to post a comment.