Press Release: Local Stakeholder Consultation for Gold Standard carbon project activity ‘Efficient and Clean Cooking for households in Puntland‘

Dear Stakeholder,

BURN Manufacturing Co. will implement the carbon project activity ‘VPA1: Efficient and Clean Cooking for households in Puntland‘ under the Gold Standard Programme of Activities (PoA) ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’. The PoA is managed by BURN Manufacturing Co. In this context a Local Stakeholder Public Consultation will be carried out for all local, affected and interested stakeholders, including non-governmental organizations, women groups, research institutes and organizations/individuals working on topics related to the project activity, policy makers on a national and state level as well as for local people, communities and or representatives who are directly or indirectly affected by the project. Please note that this Local Stakeholder Consultation would be also valid for any other Voluntary Project Activities (VPAs) implemented in Puntland under BURN’s Gold Standard PoA ‘ECOA_BURN multi-country Clean Cooking Programme’, provided that they are homogeneous, i.e. deploy the same stove type(s), target the same end-users and consist of the same project boundary as VPA1.

BURN Manufacturing Co. (Coordinating and Managing Entity of the PoA) invites all interested parties to attend one of the following Local Stakeholder Consultation meetings:

October 21, 2020, 8:30 am to 13:00 pm in Garowe

Martisoor hotel

Jidka wasaaradaha, Garoowe

(+252) 907 742 118

Stakeholders who cannot physically attend the meeting, have the possibility to participate online through Zoom. The login details are the following:

October 21st

Meeting ID: 815 7930 8351

Link: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZUocOCrrjMpH9Xv3dskyBtlL5rxMyk8qrci

In case of any questions or if you want further details and project information prior to the consultation, please write an Email to Lucie Millard, Strategic Associate / Expansion at BURN (lucie.millard@burnmfg.com) or give a call to Mohamed Osman Adam, Director BURN Manufacturing Inc. – Somali Regions (+252 633 065 733).

Please use these contact details also for providing your feedback in case you are not able to participate in the stakeholder meeting.

AGENDA

  • Reception – Signing participants list (8:30 am)
  • Introduction & Project presentation (9:00 am)
  • Questions and comments on the project (9:30 am)
  • Safeguarding Principles Assessment of the project (10:30 am)
  • Sustainability assessment of the project (11:15 am)
  • Discussion on grievance mechanism and monitoring of sustainable development impacts (12:15 am)
  • Evaluation forms and closure of meeting (12:30 am)
  • Cooking demonstration (12:45 am)
  • Lunch (13:00 am)

Shirka la tashiga daneeyayaasha maxaliga ah ee heerka waxqabadka hufan ee karboonka iyo karinta cuntada wanaagsan ee nadiifta ah sida ay ugu suurtoobi lahayd qoysaskeena ku nool Puntland.

Mudanayaal iyo marwooyin,

Shirkada wax –soo-saarka ee BURN, waxay hirgalin doontaa mashruuca wax qabadka ee kaarboonka oo loo yaqaan (VPA1) mashruucani wuxuu ku sahabsan yahay sida uu qoys walba oo Puntland ku nool ugu suurtoobi lahayd cunto karis wanaagsan oo nadiif ah, waxay shirkada BURN fulinaysaa barnaamijka tayadiisu sarayso ee loo yaqaano Dahab, kaasoo heerkiisa wax qabad uu aad u sareeyo ‘ECOA_BURN. Barnaamijka wax kariska cuntada wanaagsan ee nadiifta ah oo ay hada shirkada BURN ka fulinayso wadamo badan ayaa loo yaqaanaa (PoA) waxaana mashruucan iska leh si khaas ahna u maamusha shirkada wax-soo-saarka ee BURN. Sidaa daraadeed waxay shirkada BURN ay u qabanaysaa shir daneeyayaasha mashruucan oo ay ka mid yihiin wasaaradaha dawlada Puntland gaar ahaan wasaarada deegaanka, haayadaha hoos yimaada qaramada midoobey, ururada aan dawliga ahayn, ururada haweenka ,machadyadaa cilmi baadhista iyo dadka deegaanka ah ee ay si toos ah ama si dadban uu mashruucani u saamaynayo.

Shirkada wax-soo-saarka ee BURN, (isku-duwidda iyo maaraynta hay’adda PoA) waxay ku martiqaadaysaa daneeyayaasha maxaliga ah in ay ka soo qayb galaan mid ka mida ah shirka wada tashiga ee la qaban doono wakhtiyada soo socda.

October 21, 2020, 8:30 am to 13:00 pm in Puntland

Martisoor hotel

Jidka wasaaradaha, Garoowe

(+252) 907 742 118

Mudanayaasha iyo Marwooyinka daneeyayaasha ah ee aan ka soo qayb gali Karin kulankan waxay fursad u leeyihiin inay uga soo qayb galaan khadka tooska ah ee loo yaqaan ZOOM.

Faahfaahinta galitaanka khadka ZOOM. Waa kuwan hoos ku xusan.

October 21st

Meeting ID: 815 7930 8351

Link: https://us02web.zoom.us/meeting/register/tZUocOCrrjMpH9Xv3dskyBtlL5rxMyk8qrci

Hadii aad u baahato faahfaahin dheeraada ah oo ku sahabsan macluumaadka kulanka wada tashiga fadlan u qor Email lucie millard oo ah agaasimaha istarajiyada is balaarinta ee shirkada BURN (lucie.millard@burnmfg.com) Ama garaac Mohammed Adam agaasimaha shirkada BURN ee degaanka soomaalida (+252 633 065 733).

Mudanayaal iyo Marwooyin hadii aydiin suurtoobi waydo ka soo qayb galka shirka waxaad nagala soo xidhiidhaan ciwaanadan kor ku xusan.

AJENDAHA SHIRKA

  • Soo dhawaynta saxiixa liiska ka qayb galayaasha (8:30 am)
  • Hordhaca iyo soo bandhiga mashruuca (9:00 am)
  • Suaalaha iyo faalooyinka ku sahabsan mashruuca (9:30 am)
  • Ilaalinta mabaad’ida qiimaynta mashruuca (10:30 am)
  • Qiimaynta joogtada ah ee mashruuca (11:15 am)
  • Doodaha ku sahabsan cabashooyinka iyo kormeerka samaynta horumarka waara (12:15 pm)
  • Foomamka qiimaynta iyo xiritaanka shirka (12:30 pm)
  • Soo bandhiga Cunto karista (12:45 pm)