Qarax ka dhacay Kismaayo

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in salaadii jamcaha kadib qarax ka dhacay afaafka hore ee masjidka Jaamaculqadiim.

Qaraxa waxaa dhaawac culus ka soo gaaray guddoomiyihii rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland Shaafi Raabi iyo dad kale.

Wixii ka soo kordha qaraxa Kismaayo dib kala soco.

PUNTLAND POST