Guddiga doorashooyinka Puntland oo guddoon cusub doortay.

Guddiga kumeel gaarka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa magaalada Garoowe ku doortay guddoomiye, guddoomiye ku-xigeen iyo afhayeen cusub oo kala hagi doona.

Guuleed Saalax Barre oo horay wasiir uga soo noqday Puntland ayaa loo doortay guddoomiyaha halka kuxigeen loo door Jaamac Xirsi afhayeena loo doortay saxafi hore Cabdinuur Sh Maxamed

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST