Dowladda Puntland oo soo dhoweysey doorashadii Jubbaland.

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa taageertay doorashadii madaxtinimada ee iyo madaxweynaha dib loogu doortay markale mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) waxaana ay dowladdu sheegtay inay ahayd doorasho xor ah ayna la shaqayn doonto dowladda cusub.

AKHRISO

PUNTLANDPOST