Maxaa ka jira in qaar kamid ah xujaydii Soomaaliyeed aysan xajka gudan sanadkan?

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in qaar kamid ah muwaadiniintii Soomaaliyeed ee loo qaaday Xajku aysan helin fursad ay ku soo xajiyaan, kadib markii shirkadihii qaaday ay dayaceen.

Haddaba qaar kamid ah maamulayaasha shirkadaha duulimaadyada ee qaaday xujayda Soomaaliyeed ayaa beeniyey in xujayda qaarkooda aysan gudan waajibaadka Xajka waxaana ay sheegeen inuu ahaa sanadkii ugu fiicnaa xujayduna heleen adeegyo dheeraad ah.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST