Taliska ciidanka 21aad oo dagaal ka dhan ah Alshabaab kaga dhawaaqay Dhuusamareeb.

Taliska iyo saraakiisha ciidamada Ahlusuna iyo Galmudug ee ku biiray taliska 21aad ayaa kulan ay ku yeesheen Dhuusamareeb kaga dhawaaqay dagaal ka dhan ah kooxda Alshabaab.


Taliyaha ciidanka 21aad ee xooga dalka Soomaaliyeed Cabdicasiis Cabdulaahi cabdi (Qooje)ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihiin inay fuliyaan howlgallo ay Alshabaab kaga xoraynayaan deegaamada Galmudug.

DHEGAYSO

PUNTLANDPOST