Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo guddi u saaray shacab lagu laayey Baydhabo.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa guddi gaar ah u magacaabay baaritaanka dad shacab ah oo 9-kii bishaan lagu laayey magaalada Baydhabo.


Xubnaha guddiga uu magacaabay madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa ka kooban wasiiro ka tirsan koonfur Galbeed, taliyeyaal Ciidan, maamulka gobolka Baay iyo kana degmada Baydhabo.

AKHRISO


PUNTLANDPOST