Galmudug oo awaamiir ku soo rogtey shacabka kunool Koonfurta Galkacyo.

Wasaaradda aamniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay waxa ay awaamiir dhanka ammaanka la xiriirta ku duldhigtay shacabka kunool gobolka Mudug gaar ahaan koonfurta Galkacyo.


Maamulka Galmudug ayaa waxa uu ku amray dhammaan dadka rayidka ah ee hubka ku dhex haysta koonfurta magaalada Galkacyo inay iska diiwaan geliyaan wasaaradda amniga ee maamulka Galmudug si loo xaqiijiyo ammaanka magaalada.

Calanka Galmudug PP

PUNTLANDPOST