Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay Golaha sare ee La-talinta Madaxweynaha oo ka kooban lix xubnood.
Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Deni, ayaa lagu magacaabay Golaha oo uu guddoomiye u yahay Nuuraddiin Aadan Diiriye waxaana magacyadoodu kala yihiin:
Nuuraddiin Aadan Diiriye, Mahdi Maxamuud Cali, Yaasmiin Maxamuud Xaamud, Drs Siciida Axmed Cali, Eng Axmed Abshir Faarax iyo Cismaan Siciid Cilmi.
Halkaan ka akhriso dikreetada

PUNTLAND POST