Xukuumadda Federalka Soomaaliya oo soo saartay habraaca doorashooyinka Galmudug iyo Jubaland

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay habraaca doorashooyinka dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubaland.

War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo bandhigay habraaca ay Villa Somalia u samaysay doorashooyinka dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubaland oo ka kooban 27 qodob.

Habraacaasi waxaa kamid ah in natiijada rasmiga ah ee doorashooyinka ka dhacaya Galmudug iyo Jubaland ay ku dhawaaqayso wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka

PUNTLAND POST