Waxaa sii kordhaya qasaarihii ka dhashay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Allaha u naxariistee Xuseen Ceelaabe Faahiye oo soo noqday wasiirkii arimaha dibada Soomaaliya dowladii Xasan Sheekh Maxamuud.
Xuseen Ceelaabe Faahiye ayaa hadda ahaa latiliye katirsan wasaarada arimaha dibada Soomaaliya.
Sidoo kale Xuseen Ceelaabe Faahiye xilal ka soo qabtay dowladihii dalka Soomaaliya.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho