Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta golaha shacabka ee Muqdisho.
Kulankaan ayaa ah kulankii 16-aad kalfadhigiisii 5-aad.
Ajendaha kulanka ayaa ah
1.Ucodeynta Hindise Sharciyeedka dhismaha guddiga Musuqmaasuqa.
2.Akhrinta 3aad wax ka badelka Sharciga Batroolka.
3.Akhrinta 1aad Hindise Sharciyeedka doorashooyinka.
Puntland Post