Madaxweynaha Puntland oo joojiyey canshuur dhaafyadii ay samayn jirtay Wasaarada Maaliyadu

Madaxweynaha cusub ee Dawlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa joojiyey dhamaan casnhuur dhaafyadii iyo canshuur dhimistii ay samayn jirtay Wasaaradda Maaliyadu, wuxuuna amray inaan la samayn karin wax casnhuur dhaafa.

Arintan ayaa meesha ka saaraysa dhamaan canshuur dhaafyo iyo casnhuur dhismiyo joogta ah oo ay samayn jireen Wasaaradda maaliyada iyo madaxtooyada Puntland.

Akhriso wareegtada Madaxweynaha