Qarax Labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa markale qarax uu goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel aan sidaasi uga fogeyn halka kii hore uu ka dhacay oo ku dhow Tiyaatarka Muqdisho.

Qasaaraha rasmiga ah si dhab ah looma oga hayeeshee qaraxydaan ayaa geeystay qasaarooyin kala duwan.

Faah faahinta dib kala soco insha allah .

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho