Xildhibaanadii Mooshinka ka gudbiyay Madaxweyne Farmaajo oo Warbaahinta la hadlay

Xildhibaanadii Baarlamaanka Soomaaliya ee gudbiyay mooshinka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka warbixiyay mooshinkaasi ay soo gudbiyeen.

Xildhibaanada ayaa sheegay in madaxweyne Farmaajo oo gudan waayay hoowshii loo egmaday islamarkaasina ay garoowsadeen in ay keenaan mooshin xil ka tuuris ah.

Xildhibaanada oo wariyaasha goordhow kula hadlay Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay sababaha ay mooshin u soo gudbiyeen.

Hoos ka Dhageeyso Codadka Xildhibaanada

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho