Qoraal ka soo baxay xafiiska gudoomiyaha golaha shacabka Amb Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa looga soo horjeeystay kala diriatii dhowaan lagu sameeyay guddiga maaliyada Baarlamaanka.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sharci daro ku tilmaamay kala diristaasi islamarkaasina aan lagala tashan.
Guddiga maaliyada ayuu amray in ay sii wataan shaqadooda.
HOOS KA AQRISO QORAALKAÂ
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
You must be logged in to post a comment.