Gudoomiyaha aqalka Sare oo la kulmay madaxweynaha Jubbaland

Gudoomiyaha aqalka sare dalka Soomaaliya Cabdi xaashi Cabdillaahi oo Gaaray Kismaayo ayaa la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ku soo dhoweeyay Wafdiga gudoomiyaha aqalka sare magaalada Kismaayo.

Labada Masuul ayaa kulan albaabada u xiranyihiin ku yeeshay xarunta madaxtooyada Jubbaland.

Labada masuul ayaa kawada hadlay arimo la xariira Khilaafka u dhaxeeya dowlada dhexe iyo kuwa maamul Goboleedyada.

Hoos ka daawo sawirada

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post