Guddigii Maaliyada Baarlamaanka Soomaaliya oo la kala diray

Warqad ka soo baxday Goordhow guddoonka golaha Baarlamaanka Soomaaliy ayaa lagu kala diray guddigii Maaliyada Soomaaliya.

Hoos Ka Aqriso Warqada

Xasan Maxamed Samatar Cowke

Puntland Post Muqdisho