Warqad ka soo baxday xafiiska Wasiirka wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa looga dalbaday madaxda maamul Goboleedyada soo gudbinta xisaab xirka lacagihii loo diray.
Wasiirka ayaa markale Codsigaan u diray maamul Goboleedyada dalka Soomaaliya.
Hoos ka aqriso warqadaasi.
Xasan Maxamed Samatar Cowke
Puntland Post Muqdisho
You must be logged in to post a comment.