Bangiga Amal oo Tababar uqabtay sariflayaasha lacagaha qalaad ee Boosaaso.

Bosaso-[Puntland Post]-Tababarkaanayaa loo qabtaySarifley-da lacagahaqalaadee MagaaladaBosaso. Tababarkaan ayaa ujeedadiisu ay had kor u qaadida xirfaddaha ganacsiga ee sariflayaasha.

Waxana ka soo qeybgalay 45 ganacsade oo sariflayaasha Bosaso ah.

ka qeybgalayaasha aya waxa lagu tababarayeye mawwduucyadan kala aha .

Hal-abuurkafursadahaganacsigaiyo utoog-heyntakhatarahaganacsi.

Maamulkaganacsigaiyohorumarintiisa

BangiyadaIslaam-kaiyoAdeeg-yada ay qabtaan.

Furitaanka tababarka ayaa waxaa ugu horeyntii Furey Madaxa suuq-geynta Bangiga Amal ee Gobolka Bari iyo Sanaag Muuse Siciid Xasan

ka qeybgalayaasaha  ayaa dhankooda boogaadiyey tababarka ugana mahadceliyey Bangiga Amal, kana codsaday bangiga in ay sooceliyan Tababarada noocaan ah.

Ugu dambeyntii waxa goobta ka hadlaya madaxa hormarinta ganacsiga ee gobalada Bari, iyo Sanaag Bari ee Bangiga Amal  Jaamac Ciise Maxamud oo sifaahfaahsan ugu hadlay tababarka iyo in Bangiga Amal ujeedooyinkiisa ay ka mid tahay in hormarinta bulshada .