Qardho[Puntland Post] Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweeyay Waxgaradka degmada ee uu ka mid yahay Boqor Burhaan.
Ammaanka Magaalada ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana Madaxweyne Farmaajo uu Safarka dhulka ah uu ku tagay Qardho.
Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiiro, Xildhibaano iyo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Safarakan ayaa noqonaya mid Taariikhi ah oo uu safar dhulka ah uu kuyimaado Madaxawwynaha Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Magaalada Qardho
la soco Faahfaahin insha allah
cabdiqani Boos
Puntland Post