Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane oo todobaadkii horre socdaal ku marey deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ayaa u kuurgalay barwaaqadda dayrta iyo nolosha xilligaan ka jirta dhulka baadiyaha oo kasoo doogay Abaartii SIMA ee ka dhacday Soomaaliya.
Bahda PUNTLAND POST ayaa kusoo bandhigaysa muuqaalkaan nolosha dadka reer guuraaga iyo xoolahooda, wuxuuna diirada saarayaa jawiga quruxda badan ee ka jira deegaanada roobsadey.
Barnaamijkan ayaa daba socda muuqaal horudhaca oo Axaddii lasoo dhaafey ay baahisay Warbaahinta PUNTLAND POST .
Haddaba hoos ka daawo barnaamij xiiso badan.
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST