
GOBOLKA MUDUG
Roobab lagu diirsadey ayaa qabtey shalay ilaa maanta deegaano ku yaala Mudug sida
- Gaalkacyo.
-
Jariiban
-
Xarfo
-
Reedable.
-
Bilcil Quraan
-
Maygaago.
-
Ceelweyne.
-
Salax
-
Malaasle.
GOBOLKA SOOl
Roobab lagu diirsadey ayaa qabtey maalmihii lasoo dhaafey Deegaano ku yaala Sool sida.
- Laas-caano
-
Kala-beyr.
-
Qoriley.
-
Saax dheer.
-
Qawlo
-
Karin-dabeyl-wayn.
-
Xidh-Xidh
GOBOLKA BARI.
Roobab lagu diirsadey ayaa todobaadkii horre maasheeyay deegaano ka tirsan Bari sida
- Isku shuban
-
Dharoor
-
Timirshe
-
Xiriiro
-
Carmo
-
Ceeldaahir.
-
Laasa-dawaco
-
Sheerbin
GOBOLKA SANAAG
Roobab lagu diirsadey ayaa todobaadkii horre maasheeyay deegaano ka tirsan Sanaag sida
- Dhahar
- Xinga-lool
-
Baran
-
Hadaaftimo
- iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Sanaag
GOBOLKA KARKAAR.
Roobab lagu diirsadey ayaa Shalay ilaa maanta iyo todobaadkii horre qabtey deegaano ka tirsan Karkaar sida
- Qardho
-
Dhudhub
-
Waaciyo
-
Caduura
- Rako-raaxo
- iyo dhulka ka xigga dhinac Ayaxda Nugal.
GOBOLKA NUGAAL
Roobab lagu diirsadey ayaa qabtey shalay ilaa maanta deegaano ku yaala Hawdka Nugaal sida
- Mayle.
-
Cara-caso.
-
Shilim xaraare.
-
Reemanti.
-
Qalaanqal.
-
Shakaal
-
Hayaanle.
- Garya-qaan (Yoombeys)
- Xamxamaa
- Qarxis
-
iyo Deegaano ka mid ah Caduunka,Xaysinka, Dhoodida iyo Ayaxda Gobolka Nugaal.
Warbaahinta PUNTLAND POST oo xiriiro la samaysay dad kala jooga Deegaano iyo Gobollo kala duwan waxay u xaqiijiyeen inuu bilow wanaagsan leeyahay roobka deyrtu, ilaa iyo haddana uu doojiyey dhul badan oo ku yaala Mandiqada PUNTLAND.
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST