Puntland oo soo Af-jartay Colaadii Deegaanka Uur-idaad ee Gobolka Bari

Bosaso-[Puntland Post]-Degmada Carmo ee Gobalka Bari ayaa maanta waxa lagu soo gaba gabeeyey kulan looga tashanayey si dii loo soo af jari laha Colaad dhawaan ku dhexmartay Deegaanka Uur-Idaad labo beelo oo halkasi wadadaga.

Shirkan ayaa Degmada Carmo Ee gobalka Bari ka Furmaya 25-8 2017 waxana uu soo maray heerar kala duwan waxana gabagabad kulankan goob joog ka ahaa xubno ka tirasan golaha Wasiirada Puntland, Maamulka gobalka Bari iyo odayaal dhaqan.

Akhriso Qodobada shirka ka soo baxay

Cabdiqani Boos 

Puntland Post -Bosaso