Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Puntland oo hirgelisay Muqararka dugsiyada sarre.

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan masuuliyiinta Wasaarada Waxbarahsada iyo Tacliinta sare oo uu ugu horeeyo Wasiirka Wasaarada Prof, Abshir Yuusuf Aw-ciise, Wasiir kuxigeenka Dr, Maxamed Cali Faarax, Agaasimaha guud ee

Wasaaradda Maxamed C/qaadir Cismaan iyo Dhamaan Gudoomiyaasha Waxbarashada Dowlada Puntland.
Ujeedada munasabada ayaa ahayd in sanadkan la hirgaliyo Muqararka dugsiyada sare 2o16-17 laguna bilaabo xiisadaha iskuulada.

Hoos kala deg warqada qaraarka waxbarashada dugsiyada Sare.

Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST