Wasaarada Caafimaadka Puntland oo maanta soo bandhigtay waxqabadkeeda.

Madasha Bandhiga Waxqabadka Xukuumadda Puntland oo maalintii saddexaad ka socota magaalada Garowe Caasimada Dowlada Puntland waxaa maanta waxqabadkooda kusoo bandhigay saddex wasaaradood oo ay ka mid tahay Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa madasha kusoo bandhigtay filim muuqaal ah oo ka turjumaya waxqabadkeeda.

Muuqaalka Wasaaradda ayaa muujinaya waxqabad  balaaran tan iyo markii xilka loo magacaabay Wasiir Cabdinaasir Cismaan Ciise Cowke.

Haddaba hoos ka daawo muuqaalka ay maanta soo bandhigtay Wasaaradda Caafimaadka Puntland.