Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo soo saartay Amaro cusub

Muqdisho [Puntland Post] Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay Awaamiir cusub oo ku aadan Amniga Caasimada Muqdisho, iyadoo fartay Shirkadaha gaarka loo leeyahay inay soo diiwaan geliyaan Ilaaladooda.

Go,aanadan ay soo sartay Wasaradda aminga ayaa ah mid lagu sugayo Amniga Caasimada Muqdisho, iyadoo Ciidamada xasilinta ay wali ka howl galayaan qeybo ka mid ah magaalada, kuwaa soo howl gallo ka wada.

Akhriso Go,aanka ka soo baxay wasaradda Amniga soomaliya.

Cabdiqani Boos

Puntland Post