Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho [Puntland Post] Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Norway iyo wafti uu hagaaminayo ayaa maanta soo garay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Waxaana Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka iyo xubno kale.

Xubnaha Wafdiga oo ayaa loo gudbiyay xarunta  madaxtooyada Soomaaliya,  waxaa la filayaa inay la kulmaan Ra’isul Wasaaraha Soomaali Xasan Cali khayre, Madaxweynaha Federaalka Maxamed  Cabdullaahi Farmaajo iyo  masiiliyiin kale.

Faahfaahin la soco  Puntland Post insha allah

Cabdiqani Boos

Puntland Post