Wasiir Juxa oo la dalxiisay Bulshada Degmada Eyl

Eyl-[Puntland Post] Wasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta, dawladda Faderaalka Soomaliyaiyo wafdi uu hogaaminayo ayaa arrimo dalxiis u jooga Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal.

Waxaa Wasiirka wafdigiisa ka mid ah Guddoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Tigey iyo dad ka mid ah Qurba-joogta Puntland.

Wasiirka ayaa halkasi kula dalxiisay Bulshada ku dhaqan Degmada Eyl ee Gobalka Nugaal iyo Ciidamo ka tirasan Puntland oo halaksi fariisimo ku leh.

Cabdiqani Boos

Puntland Post