C/fataax Cabaas oo u mahadceliyay dadka ka tacsiyeeyay geeridii Marxuumad Jawaahir.

Aniga oo ah Eng Cabdifataax Axmed Cabaas Faarax(Eng Ducaysane) kuna hadlaya magacayga,magaca Aabahay, Walaalahay,Adeeraday,Eedooyinkey, Ayeeyoonkay , Dhalyada iyo Faraca reer Cabaas Faarax Cuud  waxaanu ka gudoonay dhamaan Ehalada, Qaraabada, Asxaabta, Xididka tacsidii iyo samiirsiinta ay noogu soo kala direen qaababka kala duwan geerridii ku timid Marxuumad Waalid Jawaahir Cabaas Faarax Cuud Cagadahab.

Waxaan si xushmad iyo qadarin leh dhamaantiin idin leenahay ajar iyo xasanaad Allaha idin ka siiyo ducooyinka kala duwan ee aad ugu soo ducayseen marxuumada , iyadana waxaan Ilaahay uga baryeyna in uu hoy uga dhigo janatal firdoowsa.

Waxaan idin ka codsaneynaa in aynu iska cafino, samir iyo iimaan Ilaahay ha inaka siiyo.

AMIIN AMIIN AMIIN Wabi laahi towfiiq