Hargeysa-[Puntland Post] Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud siilanyo ayaa gelinki hore ee Maanta Soo Saaray Warqad Caafis Madaxweyne oo loo Samayey Samafale Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Maxkamada Degmada Ku Xukuntay 2 Sano oo Xadhig ah.
Dastuurka Somaliland Iyo Xeerarka xabsiyada ayaa Qeexaya in cafiska Iyo Siideynta Ugu danbeysa ee Maxbuusku uu Leeyahay Madaxweynaha Somaliland
Halkaan Hoose ka Akhriso warqada cafiska:-
CABDIQANI BOOS
PUNTLAND POST