Garowe-[Puntland Post] Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland ayaa ka jawaabtay eedeymo dhawaan uga yimkid Wasiirka Wasaada Kullumeysiga dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdirahman Maxamed Cabdi Xaashi oo Puntland ku eedeeyey inay fashilyeen shir ka dhici lahaa Jaziirada Seychelles.
Wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland oo Shalay xili danbe shir jaraa’id ku qabay Garowe ayaa si kulul uga jawaabay arintaas.
Hoos ka Akhriso Qoraal ay Wasaarada Kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland soo saartay
CABDIQANI BOOS
PUNTLAND POST