13 Sano Jir Maskaxda ka Xanuunsan oo Dalbaday in la caawiyo

Bosaso-[Puntland Post] Jaamac Axmed Salaad waxa uu mudo 13 sano ah la dhibataysanaa xanuun dhanka maskaxada ka Asiibay waa wiil d yar oo mustaqbal leh dalkuna uu u baahan yahay.

Hooyadii wax ay ka tagtay isaga oo jira 2 sano Abihiina waxa uu Geeryooday isagoo 5 sano jir ah .

Nolashiisu waa mid aad u liidata xiligana wax uu u bahan Yahay Gurmad aad u fidisan Caawi walalkaga dhiban.

Inta badan dhakhatiirta dalka oo lageyey wax ay isku raceen in aan dalka waxaba looga qaban Karin Jaamac o xanuun dhanka maskaxada ah uu hayo.

Qoysak uu ka soo jeedo waa qoys dan yara ah oo Reer miy ah isla markana aan awood u lahan in dhakhatiir dalka dibadisa ah ay geeyan.

Waxa gacanta ku haya Adeerkii Abihii la dhashay oo mudo 13 sano ah la dhibataysnaa xanuunka Jaamac ka Asiibay dhanka maskaxada .

kala xiriir 25207719253 ama wac xafiiska Puntland Post Boosaso 25207643864

Daawo muuqalka wiilka xanuunsan 

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST