Waxaa jira dhul badan oo ka tirsan deegaanada Puntland wali abaar ah,Islamarkaana aysan dhibic roob ah ka da,in, waxaana ka mid ah.
NUGAAL.
- Xasbahale
- Qarxis
- Biyo-cado
- Gacan-reer
- Laqlaajis
- Qalaanqal
- Dhaabo-cantuug
- Wargaduud
- Yoonbeys
- Galin-gaale
- Buuro-waaweyn
- Fado iyo Fara-aboor
- Gabac ilaa iyo Falfalaxda
- Xajiin iyo Xoolo keen.
MUDUG.
- Godobyar
- Malaasle
- Maygaagle
- Jiingada
- Bacaadweyn
- Gaxandhaale
- Godobweyne
- Gosol
- Shakaal
- Garacad
- Bali-busle
- Salax
- Bilcilka.
FG:- Inta badan dhulkaasi waa tuulooyin barkado leh kuwaas oo aan habayaraatee lahayn biyo xoolaha iyo dadku ay cabaan
Abshir Dhiirane
PUNTLAND POST