Dufcaddii koowaad oo Qalin jabisay machadka Xannaanada Xoolaha ee Gaalkacyo

Waxaa maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee Machadka Xannaanada xoolaha  ee Gaalkacyo xaflad ballaaran oo lagu maamuusayey dufcaddii 1aad oo ka qalinjabisay Machadka. Ardaydan ayaa waxa ay dhammaysteen dibloomo 3 sano (Diploma of three years) oo caafimaadka xoolaha ah.

Machadka xannaanada xoolaha ee Gaalkacyo waxa si rasmi ah loo furay 2013-kii, waxana uu isla xilligaa xiriir la yeeshay Jaamacadda Sudan University of Science and Technology oo ku taal dalka Suudaan, taas oo ka caawinaysey dhanmka manhajka iyo macallimiinta. Muddadaas machadku furnaa waxa gacanta ku hayey haayadda wadaniga ah ee TADAAMUN. Machadka waxa ka qalinjebiyey dufcaddii 1aad waxana dhigta saddex dufco oo kale.

Sidoo kale munaasabaddan waxa maanta lagaga dhawaaqay in uu machadku ku biiray Jaamacadda Badda cas oo xurunteeda weyn ay ku taallo magaalada Boosaaso, uuna noqondoono machadku xarunta Jaamacadda Badda cas ee magaalada Gaalkacyo. waxa uuna bixindoonaa macadku takhasuskii hore ee xanaanada xoolaha iyo takhasusyo kale oo lagu soo biirindoono.

Xaflada waxaa ka soo qaybgalay xubno ka tirsan dawladda Puntland oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Deegaanka Duurjoogta iyo dalxiiska ee dawladda Puntland Dr. Cali Cabdulaahi Warsame, Wasiiru dawlaha w/Xanaanada xoolaha Cabdiwali Seed Cilmi, Gudoomiyaha Gobolka Mudug, Duqa dagmada Gaalkacyo, xildhibaanada golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo,  Sidoo kale waxaa ka soo qaybgalay munaasabadan wafdi balaaran oo uu hogaaminayay gudoomiyaha Jaamacadda Badda Dr. Cabdulaahi Sheekh Xassan , Mas’uuliyiinta hay’ada Tadaamun, Salaadiin, Dhakhaatiir, Bahda waxbarashada, Ganacsato, waalidiinta ardayda qalinjabinaysay , ururada bulshada rayadka iyo marti sharaf kale oo aad u tira badan.

Xafladda ayaa ku soo dhamaatay jawi aad u dagan iyadoo wajiyada ardayda ay farxadka muuqatay.

https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2017/04/

CABDIQANI BOOS

PUNTLAND POST