XOGTA:-Roobabka qabtey 24 saac ee u dambeeyay deegaano ka tirsan Puntland

Sida uu u xaqiijiyay PUNTLAND POST Cumar Maxamed Jaamac oo ah sarkaal ka tirsan Hay,adda Biyaha iyo Tamarta Puntland Deegaano ka tirsan Gobolada Bari, Karkaar,Sool iyo Mudug waxaa 24 saac ee lasoo dhaafay ka da,ay roobab biyo galiyay barkadaha deegaanada kala ah.

Gobolka Bari

  1. Taageer
  2. Xamur
  3. Deelwacato
  4. Bali dhidin
  5. Timirshe
  6. Washiton biyo ayuu galiya

Gobolka Karkaar

  1. Adin gari
  2. Cambaaro
  3. Xabaal reer

Hawdka &  Galbeedka Laas-caano ee Gobolka Sool

  1. Qabri bayax
  2. Xidhxidh
  3. Dhulka u dhaxeeya Shululux ilaa Yagoori

Gobolka Mudug

Roobab ayaa ka da,ay deegaano ka tirsan sida Degmada Towfiiq iyo Deegaano kale.

Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST